Positive Behavior Support Somali Edition, Episode 2: Planning Ahead

For materials on this topic in English, Spanish, and Somali

Two preschoolers looking at a colorful poster on the wall.

Qaybtii Labaad, Nuqulka Labaad: Qorshaynta Hore: Deegaannada Taageera Dabeecadaha Wanaagsan

Qaybtii Labaad, Nuqulka Labaad: Qorshaynta Hore: Deegaannada Taageera Dabeecadaha Wanaagsan

Marka ilmaha markaas dhashay iyo carruurta yaryar ay helaan deegaan ammaan ah, la garanayo iyo taageero leh, waxay u badan tahay inay bartaan xirfadaha ay u baahan yihiin si ay u maamulaan xaaladaha aan habbooneyn. Qayb hoosaadka labaad waxaa laga hadlay sida loo abuuri karo deegaan wanaagsan ayadoo la sameynaayo isbadelo yaryar oo wax ku ool ah.

Hadda daawo: Nuqulka Labaad, Qorshaynta Hore: Deegaannada Taageera Dabeecadaha Wanaagsan

Somali

English

Nagu soo biir qaybta labaad ee Circle Time Magazine si aad u aragto sida deegaanka loogu qaabayn karo si uu u caawiyo carruurta inay si wax ku ool ah u wada xidhiidhaan, iyo wax ka badan!

CIRCLE TIME MAGAZINE: Soo degso nuqulkaaga!

Screenshots of the cover and pages 7 and 8 of Circle Time Magazine Edition 2 Somali Edition.  Text is all in Somali.

Si aad wax badan uga barto Taageerada Dabeecada Wanaagsan (Positive Behavior Support, PBS) iyo dhaqamada waxbarashada ee saameynta wanaagsan ku yeelan kara xariirka kaala dhaxeeya carruurtaada iyo dabeecadooda soo degso nooca daabacan ama eeg joornaalka oonleenka ah

AKHRI BUUGGAAGTA

Talooyinka Buugaagta Labada Luuqadood:

  • Labo luuqadood: Oggoow oo Raac Tilmaamaha (Know and Follow the Rules/Saber y seguir las reglas) (Cheri Meiners)
  • Labo luuqadood: Gacmaha loogu talagalin in wax Lagu dhufto (Hands are not for Hitting)/Las Manos no son Para Pegar) (Martine Agassi)
  • Labo luuqadood: Ilkaha loogu talagalin inay wax qaniinaan (Teeth are Not for Biting)/Los dientes no son Para Morder) (Elizabeth Verdict)
  • Aan ku ciyaarno Kaynta (Let’s Play in the Forest/Juguemos en el Bosque) (Claude Rueda)
  • Leo wuxuu jecel yahay Waqtiga Ilmaha (Leo Loves Baby Time/A Leo le gusta Bebelandia) (Anna McQuinn)

Talooyin Buugagta:

  • Dinos ka yar Cidna Wax kuma Dhufto (Little Dinos Don’t Hit) (Michael Dahl)
  • Shabeel Yar ayaa kor u qaaday (Little Tiger Picks Up) (Michael Dahl)
  • Sharciyada Bella (Bella’s Rules) (Elissa Haden Guest)
  • Fadlan Cunugayga Fadlan (Please Baby Please) (Spike Lee iyo Tonya Lewis Lee)
  • Dinosaur iyo Dugsiga (Dinosaur vs. School) (Bob Shea)
  • Magaalo Qashin badan (Trashy Town) (Andrea Zimmerman iyo David Clemesha)
  • Bisada Guriga, Bisada Guriga, Ma Inaad seexataa Rabtaa (Kitty Cat, Kitty Cat, are you Going to Sleep?) (Michael Sampson)

ILAHA WAXTAR LEH—QAYB HOOSAADKA LABAAD: DEEGAANKA TAAGEERA DABEECADAHA WANAAGSAN

SI QOTO DHEER U BARO

iyada oo ururintan akhriska dheeraadka ah ee mawduucyada ugu muhiimsan ee qayb kasta.

ISKUDAY HAWLAHAAN WAXBARASHADA

oo wanaaji ku-dhaqankaaga adoo ka qaybqaadanaya hawlahan loogu talagalay inay kaa caawiyaan inaad aqoontaada dhaqan geliso.

SI FICIL AHAAN U ARAG

oo leh tusaalayaal muuqaal ah oo muujinaya fikradaha looga hadlay bandhigga iyo joornaalka, ficil ahaan.

TIXGELINTA EEXDA IYO DABEECAD

agabkan si aad u kordhiso wacyigaaga oo aad wax uga qabato eexda miyir la'aanta ah ee laga yaabo inay saameyn ku yeelato carruurta barnaamijkaaga.

TURJUMAADA OGEYSIISKA: Fadlan ogsoonoow inay jiri karaan farqi yar iyo waxyaabo yaryar oo ay ku kaladuwan yihiin oo u dhaxeeya qoraalka lasoo dhajiyay, kan lasoo daabacay, ama kan elektarooniga ah ee ku qoran Ingiriiska iyo turjumaadiisa Isbaanishka, sababo la xariira in lagu sameeyay muraajaceyn iyo cusbooneysiinta lagu sameeyay noocyada kaladuwan ee dukumiintiga.

Nala Soo Xariir

Fadlan nagala soo xariir cultiv8@uw.edu haddii aad qabto wax su'aalo ah oo ku saabsan Circle Time Magazine. Lasoco boggaga Cultivate Learning ee Facebook-ga iyo Instagram-ka si aad ula socoto shaqada ugu danbeysa ee aan hadba gacanta ku hayno.

Wax badan ma dooneysaa inaad ka oggaato Circle Time Magazine?

Waxaan kuu haynaa qaybo hoosaad badan oo aad dulmari karto. Fiiri Xog badan oo ku saabsan Qaybta  labaad.

Stay Connected