For materials on this topic in English, Spanish, and Somali

Five smiling children sliding down a plastic slide in a row.
Circle Time Magazine Logo

Qaybta Labaad, Qayb hoosaadka Kowaad: Kor u qaadista xirfadaha Dareenka Bulshada—Xiriirku waa Muhiim

Circle Time Magazine Logo

Qaybta Labaad, Qayb hoosaadka Kowaad: Kor u qaadista xirfadaha Dareenka Bulshada—Xiriirku waa Muhiim

Asaaska hormarka shucuurta bulshada waa xiriir caafimaad leh. Nagu soo biir inta aan wax ka baranayno sidaan carruurta yaryar ula yeelan lahaynn xiriir adag, jawaab celin leh, iyo sida aan u baran lahayn sida loo siiyo qalabka si ay u maamulaan fikradahooda, dareenkooda, iyo tallaabooyinka ay qaadayaan.

Hadda Daawo qaybta Kowaad!

Somali

English

Qayb hoosaad kasta oo Circle Time Magazine waxa kamid ah waxaa kujira muuqaal waxbarasho oo lagu bixiyo qaab bandhig sheekeed ah - daawo muuqaalkaan si aad wax badan uga barato daryeelka jawaab celinta leh, caqabadaha dhisitaanka xiriirada iyo siyaabaha looga gudbi karo, iyo waxyaabo badan oo kale.

Circle Time Magazine: Soo degso nuqulkaaga!

Screenshot of cover and page 9 and 10 of Edition 1 of Circle Time Magazine.

Si aad wax badan uga barato Taageerada Dabeecada Wanaagsan (Positive Behavior Support, PBS) iyo dhaqamada waxbarashada ee saameynta wanaagsan ku yeelan kara xiriirka kaala dhaxeeya carruurtaada iyo dabeecadooda soo degso nooca daabacan

AKHRI BUUGGAAGTA

Talooyinka Buugaagta Labada Luuqadood:

  • I Like it When oo ay soo saartay Mary Murphy (Nooc Labo Luuqadood ah: Me gusta cuando por Mary Murphy)
  • My Face Book oo ay soo saartay Star Bright Books (Nooc Labo Luuqadood ah Mi libro de las caras por Star Bright Books)
  • “More More More,” Said the Baby oo ay soo saartay Vera B. Williams (Nooc Labo Luuqadood ah: Más, más, más dijo el bebé por Vera B. Williams)
  • Owl Babies oo ay soo saartay Martin Waddell (Nooc Labo Luuqadood ah: Las lechucitas por Martin Waddell)
  • Ten, Nine, Eight oo ay soo saartay Molly Bang (Nooc Labo Luuqadood ah: Diez, nueve, ocho por Molly Bang)

Talooyin Buugagta:

  • Besos for Babies oo ay soo saartay Jen Arena
  • Cradle Me by Debby Slier
  • Feelings! A Baby’s Guide to Babies’ Feelings oo ay soo saartay David Salariya
  • Full, Full, Full of Love oo ay soo saartay Trish Cooke
  • I Love You All Day Long oo ay soo saartay Francesca Rusackas
  • Maisy Goes to Bed oo ay soo saartay Lucy Cousins
  • My Heart Fills with Happiness oo ay soo saartay Monique Gray Smith
  • This is Our Baby Born Today oo ay soo saartay Varsha Bajaj
  • You Hold Me Up oo ay soo saartay Monique Gray Smith

ILAHA WAXTAR LEH—QAYB HOOSAADKA KOWAAD: XIRIIRKA WAA MUHIIM

SI QOTO DHEER U BARO...

adoo adeegsanaaya akhriskaan dheeraadka ah ee la aruuriyay ee ku saabsan mawduuca ugu muhiimsan ee qayb hoosaadkaan.

Iskuday Hawlahaan Waxbarashada...

adibna hormar ku samee dhaqankaaga adoo gacan ka geysanaaya hawlahaan loogu talagalay inay kaa caawiyaan sidii aqoontaada aad usoo bandhigi lahayd.

SI FICIL AHAAN U ARAG ...

adoo adeegsanaaya tusaalayaashaan muuqaalka ah ee muujinaya fikradaha lagaga hadlay bandhigga iyo joornaalka, ficil ahaan.

Milicso Eexda iyo Dabeecada...

ayadoo la adeegsanaayo ilaha loogu talagalay in kor loogu qaado wacyigelinta gaarka ah iyo wax ka qabashada eexda aan habboonayn ee u badan inay saameyn ku yeelanayso barnaamijkaaga carruurta.

TURJUMAADA OGEYSIISKA: Fadlan ogsoonoow inay jiri karaan farqi yar iyo waxyaabo yaryar oo ay ku kaladuwan yihiin oo u dhaxeeya qoraalka lasoo dhajiyay, kan lasoo daabacay, ama kan elektarooniga ah ee ku qoran Ingiriiska iyo turjumaadiisa Isbaanishka, sababo la xariira in lagu sameeyay muraajaceyn iyo cusbooneysiinta lagu sameeyay noocyada kaladuwan ee dukumiintiga.

Nala Soo Xariir

Fadlan nagala soo xariir cultiv8@uw.edu haddii aad qabto wax su'aalo ah oo ku saabsan Circle Time Magazine. Lasoco boggaga Cultivate Learning ee Facebook-ga iyo Instagram-ka si aad ula socoto shaqada ugu danbeysa ee aan hadba gacanta ku hayno.

Wax badan ma dooneysaa inaad ka oggaato Circle Time Magazine?

Waxaan kuu haynaa qaybo hoosaad badan oo aad dulmari karto. Fiiri Xog badan oo ku saabsan Qaybta  labaad.

Stay Connected